Ninkii sameeyay Gantaalada Guuxooda ka dheereeya oo abaal marin qaali ah la siiyay !!

Dowlada Ruushka ayaa sameesatay gantaalada casriga ee guuxooda ka dheereeya ee loo yaqaano hypersonic, waxa ayna gantaaladan sare u qaadeen awooda ay leeyihiin ciidamada Milatariga dalkaasi. Gantaaladan casriga ah ee guuxooda ka dheereeya waxaa sameeyay ama ikhtiraacay nin lagu magacaabo Herbert Efremov, waxa uuna ninkan magac iyo sumcad badan ku yeeshay gudaha dalkiisa kadib markii uu sameeyay … Continue reading Ninkii sameeyay Gantaalada Guuxooda ka dheereeya oo abaal marin qaali ah la siiyay !!